Shir u gudoominayay Wasiirka Hormarinta Wasarada Cafimaadka Soomaliland Mudane Cali Cabdilaahi Bade ay qayb ka yihiin masuuliyinta wasaradaasi, oo qabsoomay xarunta Dhexe wasarada ayaa ahaa mid lagaga hadlayay Xanuunka Xumada cusub ee dunida ku soo biirtay ee Korla.
Shirkan ayaa mid lagaga hortagayo xanuunkan cusub ee dunada ku faafaysa oo loona magac bixiyay Korla oo faro baas ku hayo wadamo dunida ka mid ahaa sida shiinaha iyo wadamo kale,

Agaasime waxeedyadda wasarada caafimaadka Soomaliland ayaa talooyin badan ka soo jeediyay shirkan waxana ay shegeen inay la ka shanayaan haya’ada ay khusayso ee sida haya’ada socdaalka aduunka iyo kuwa wada shaqanta dhaw ay wada leeyihiin taaso macna ay uga dan leeyihiin wasaradu tahay sida ay ula socon lahayeen xanuunkan khadarta ah. Shirkan ayaa sidoo kale lagu sheegay in si dhaw wasaradu ula soconto socdalka dalka soo galia sida cirka bada iyo dhulkaba waxana qorshaha kowaad noqonayaa sidii ay si dhaw ula socon lahayeen xanuunkan iyo waxyabaha kasoo kordha