Dhismahii xaafada Moosko e ruushku Dhisay Magaalada Berbera o dayc Tir ay Ku samaynayso Dawlada Hoose e Berbera,Dhismahan waxaa la Dhisay 1968n waxaana Deganaan Jiray Ciidamadii ruushka iyaga ayaana dhistay,Wararka aanu helayno ayaa sheeagaya in dawlad hoose kaliya ujeedadeedu tahay dayac tir iyo bilicdii xaafadaasi sidii loosoo celin lahaa, loona dalxiis iman lahaa,sidoo kale waxaa dib loogu dhisaya wadooyinkii dhex mari jirayMagaalada Berbera sidoo kale waxaa ka socda dayac tirka lagu samaynayo dhismayashii Qadiimiga ahaa e ingiriisku dhisay iyo

turkigu e ku yaalay xaafada shacabka hadab su aalo badan ayaa dadku iska waydiinayeen sababta dawlada hoose u rinjiyaynayso dhismayaashan ruushku dhisay o ay degan yihiin dad shacaba ou badan mujaahidiintii SNM qoysaskooda
