Xisbiga Cusub Ee Abiy Ahmed Oo Lagu Tilmaamay Mid ‘Sharci Darro Ah’

0

oo isbahaysi ah waxa ay ku tilmaameen mid ‘sharci darro ah’ .

Isbahaysigan ayaa waxaa ka mid ah xibiga weyn ee Tigray (TPLF).

TPLF ayaa horay uga mid ahaa isbigaysiga hadda maamulka haya oo ka koobnaa afar qowmiyadood.

Balse waxa ay diideen inay ka mid noqdaan isbahaysiga cusub ee Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, oo lagu waday inay qayb ka noqdaan afar xisbsi.

Balse diidmada TPLF ee ka qayb noqoshadaxisbiga PP ayaa dhibaato u horseeday Ra’iisul Wasaaraha.

BBC