saaka ayaa Komishinka Doorashooyinka e Somaliland Gudoomiye u Doorteen cabdi rashiid riyo raaac iyadoo sidaynu ognahay hore ay u diideen xisbiga wadani in riyo raac uu buuxiyay shuruudihii xubinta komishinka qaranka somaliand dhanka kalena saaka waxaa isna diiday doorashadaasi xubintii xisbiga ucid o isagu ahaa xubin shuruudihii iyo dhaartiiba maray noqdayna xubinta xisbiga ucid u matalaysa komishinka qaranka

