Deg Deg Illo wareedyo rasmiya o Sheegay in madxwayne biixi magacabay taliyaha guud e ciidanka booliiska somaliland

0

Deg war Cusub, Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi ayaa sida ay sheegayaan illo lagu alsoonaan karo waxa uu u magacaabayaa taliyaha guud e ciidanka booliiska somaliland janaraal maxamed aadan saqadhi o ka tirsanan ciidanka qalabk sida e milatariga jamhuuriyada somaliland hadana xilkiisu ahaa la taliyaha ciidanka e madaxtooyada somaliland

taliye maxamed aadan saqadhi aya hore ugasoo shaqeeyay aaga bari e somaliland sida xogaha hoose sheeagayaana waa nin ku adag sharciga iyo kala danbayntiisa