DAAWO;-Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Dood Ka Yeeshay Qadiyada Somaliland

0

Baarlamaanka dalka Kenya ayaa fadhigoodii Maanta Dood Xasaasiya kaga yeeshay Xidhiidhka Udhexeeya Somaliland Iyo Kenya, Sidoo kale baarlamaanka kenya ayaa hoosta ka xariiqay Muhiimada ay leedahay xidhiidh uu dalkoodu la yeesho Jamhuuriyada Somaliland islamarkaana ay uga furan la haayeen Xafiis