Hanjabaadii ugu adkayd o Xukuumada somaliland u jeeediso Mulkiilayaasha TV yada Madaxa banan

0

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa fariin culus udiray Mulkiilayaasha Warbaahinta Madaxbanaan isagoo sheegay in cida ay talaabada ka qaadayaan ay yihiin nimanka leh tvyada cida xeerka ay isku qabsanayaana ay iyaga yihiin.