Xisbiga waddani ayaa waxaa uu hakiyey xubintii uga mid noqon laheyd 7 xubnood ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland
Xisbiga ayaa cabasho ka muujiyey 3 xubnood oo madaxweyne Biixi u soo xulay kominshanka doorashooyinka.
Waxaana sidaas goor dhaweyd warbaahinta u sheegay gudoomiyaha golaha wakiilada oo cadeeyey in golaha wakiiladu waajibkooda ka gudan doonan 6 xubnood ee kale .
![](http://www.biyoguurenews.com/wp-content/uploads/2019/10/Ciro-sa-326x245.jpg)