Deg Deg, darawlakii wasiirka wasarada waxbarshada Somaliland o Toogtay Qof ay Murmeen isagoo Wasiirku la socdo

0

Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka Dhubato ee degmada Laasgeel.

Ninka ayaa ah dhaawac sida uu ii xaqiijiyay guddomiyaha degmada Laasgeel.

Ninka dhaawaca geystay ayaa marka uu ninka toogtay waxa la socday wasiirka waxbarashada ee uu Darawalka u yahay.

Labada nin ayaa muran kooban dhexmaray sida lay sheegay kadibna Dawaralka wasiirka ayaa la soo baxay Baastoolad oo ku dhuftay ninka shacab ah.

Wefdiga wasiirka Ayaa Ku Socday Degmada Goda Weyn Ee Gobolka Saaxil Iyagoo U Sii Dhafayay magaalada Burco ee gobolka Togdheer.