Berbera, Deg Deg war , Shil baabuur o sababay Dhimasho Toban ka badan iyo Dhaawac

0

Deg Deg War , Shil Baabuur aya galabta Shantii iyo badhkii ka dhacay  Agagarka warshada Sibidhka e Berbera,  Shilkan ayaa sababay Ugu yaraan 14 qof o dhimasho ah iyo tiro ku dhow lix qof o dhaawac ah,

Babuur Noha ah o Siday  Ku dhawaad 20 qof  kana ymid dhanka hargaysa iyo gaadhi jaad  ay leedahay Shirkada Soofe o kam= yimid  burco ayaan sababay  shilkaasi,,

Gaadghiga nohada ah waxaa saarnaa dad Ethiopian ah oo lamalayanyo inay yihiin kuwa tahriiba e

cisbitalka magaalada berbera ayaan la geeyay dhaawicii o gurmad deg deg ah loogu samaynayo iyo dadkii dhintayba

Warkan kooban waxa noo xaqiijiyay taliyaha tarafikada gobolka saaxil  o xiligan wali gacanta ku haya  shilka dhacay joogana goobtii shilku ka dhacay  by khadka teofanka  noogu warmay,