Labo Agaasime Guud o ka Tirsana Xukuumada Somaliland o tabobar Loo Geeyaay jarmalka Ku baxsaday

0

Wafti ka socday xukuumada Somaliland ayaa dhawaan safar shaqo ku tagay dalka jarmalka kaasi oo soo laabashadoodii ay dalka jarmalka ku baxasadeen labo Agaasime waaxeedyo ka tirsan wasaaradaha Somaliland oo waftiga kamid ahaa!

Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland ee dalka jarmalka ayaa xaqiijiyay baxashada laba agaasime oo iska dhiibay dalka jarmalka halka midka mid ahina uu usii baxsaday dalalka kale ee yurub oo uu sii gudbay.