Berbera, Xuska Macalinka o Berbera lagu qabtay

0

Xuskan aya waxaa kasoo qaybgalay macaliminta dugsiyada dawlada iyo kuwa gaarka loo yahayba, sidoo kalena waxaa munaasibadan lagu xusayay MACALINKA ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiinta gobolka iyo degmada berbera