Siyaasiyada Fadumo Siciid o Reer Somaliland uga Digtay ka qaybgalka caleemo saarka Madaxawyne Axmed Madoobe

0

Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay waaxaha kala duwan ee dalwada Somaliland uga digtay inay ka qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe