Mushkilad ka taagan Isku Bedelka Lacagta Cusub e Kenya iyo Tii Hore Gobolka waqooyi bari

0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hortaantii bishii June ee sadnakan ku dhawaaqay in lacagta waddankaasi gaar ahaan kunka Shilling la beddeli doono, lacag cusubna lagu bedelli doono.

Kenyatta ayaa tallaabadaas ku macneeyey inay qeyb ka tahay qorshe lagula dagaalamayo musuq maasuqa iyo lacagaha been abuurka ah.

Dadka reer Kenya ayaa loo qabtay in lacagaha kunka ah ee ay haystaan ay bangiyada ku celiyaan ka hor 1-da bisha October ee soo socota.

Hase yeeshee, iyadoo aanba la gaarin waqtiga ayaa lacagta ay dhibaato ka abuurtay suuqyada xeryaha qaxootiga iyo gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida Kenya.