Madaxawyne Ku Dhiiro Heshiiskii rayaale sameeyay o kale, xaaji cabdi jaamac Aadan

0

Waxaan Madaxwaynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Usoo Jeedinayaa Inuu Sidii Mudane Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin Ugu Dhiiraday Heshiiskii Uu Lagalay Gud Faysal Cali Waraabe Iyo Gud Mohamed Ahmed Siilaanyo Ee ka Koobnaa 6 Qodob Inaad Adna Ugu Dhiirato Heshiiskaad La Gashay Wadani Iyo Ucid Taasay Ku Jirto Danta Dalka Iyo Dadka Waxaan La Dafiri Karin Inay Wiiqantay Midninadii Shacabka Somaliland Doorashadi Ugu Danbaysay Ee Dalka Kadhacday Waxaan U Arkaayey Heshiiskan

 

Seddexda Xisbi Hadii Sidii Lagu Heshiiyey Uu u Fulo Inuu Wax Katarayo Nabaradii Doorashadii Hore Ka Tagtay Soona Celindoono Kalsoonidii Asxaabta Qaranka Iyo Wadashaqayn Aykujirto Mucaaradad Wax Toosina Oo Seddexda Dhadhaar Si Siman U Wada Shaqeeyaan Waxaan Marlabaad Ku Rajo Waynahay Madaxwayne muuse Markuu Xashka Kasoo Laabto Inuu Wax Ka Badali Doono Dariiqay Baaramaanku Mareen Fulina Doono Heshiiskay Dalalka Aynu Saaxiibka Nahay Iyo Asxaabtu Fagaaraha Cad Ku Galeen WABILAAHI tawfiiq ilaahow khayrku siduu ku jiro Na waafaji