Lamaanaha Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Fiisaha Maraykanka Loogu Diiday Sabab La Xidhiidha Somaliland 0 Wednesday August 21, 2019 – 13:07:42 in News by G. Good (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0 0 0 Share Lamaanaha Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Fiisaha Maraykanka Loogu Diiday Sabab La Xidhiidha Somaliland Promoted Content Mgid 10 Surprising Reasons Why You Should Date An Older Man herbeauty 12 Secrets Your Boyfriend Has, But Will Never Confess To You herbeauty How Different Foot Shapes Reveal Secrets About Your Personality herbeauty How To Brake Down His Walls According To His Zodiac Sign herbeauty Carrie Symonds oo ah ra’isal wasaaraha Ingiriiska Mr Boris Johnson saaxiibaddii ayaa dalbatay fiisaha Maraykanka si ay halkaasi u tagto maalmaha soo socda iyada oo qayb ka ah koox arrimaha degaanka ka shaqaysa oo fadhigoodu yahay Maraykanka hase ahaatee dawladda Maraykanka ayaa diiday in ay siiso dal ku galka. Lamaanaha Boris Johnson Oo Maraykanka Loo Diiday Lis Dairy Wargeyska Daily Mail oo arrintan wax ka qoray wuxuu sheegay in la rumaysan yahay in sababta loogu diiday dal ku galka Maraykanku tahay in ay Somaliland bookhatay sanadkii 2018. Symonds oo la socotay Nimco Cali oo reer Somaliland ah ayaa sanadkii hore timid Somaliland waxaanay la kulantay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyada oo muddo shan cisho ah joogtay. Wargeyska ayaa sheegay in ay ra’isal wasaaraha Ingiriiska ee cusub Mr Boris Johnson arrintani waji gabax ku noqotay maaddaama lamaanihiisa loo diiday in ay arrimo shaqo u tagto dalka Maraykanka. Miss Symonds ayaa Maraykanka ku lahayd kulamo muhiim ah oo la xidhiidha shaqadeeda iyada oo qayb ka ah urur ka shaqeeya badqabka badaha waxaanay halkaasi tagaysay ka hor todobaadka dambe inta aanay ra’isal wasaare Boris Johnson ku wehelin socdaalkiisa Faransiiska ee shirka waddamada G7. Wargeyska Daily Mail ayaa ku warramaya in aanay arrintan si degdeg ah u faro gelin Karin madaxtooyada Ingiriisku maaddaama aanu Mr Johnson si rasmi ah u guursan Miss Symonds oo ay wali ku wada socdaan lamaane saaxiib ah. Madaxtooyada Ingiriiska iyo safaaradda Maraykanka ee London ayaan arrintan ka hadal laakiin, ilo diblamaasiyadeed ayaa wargeyska u sheegay in laga shaqaynayo sidii Symonds u tagi lahayd Maraykanka sida qorshaheedu ahaa. Halkan Guji Si Aad U Sii Akhrisato Print Send to your friend Promoted Content Mgid How Different Foot Shapes Reveal Secrets About Your Personality herbeauty 10 Surprising Reasons Why You Should Date An Older Man herbeauty 12 Secrets Your Boyfriend Has, But Will Never Confess To You herbeauty 15 Genius Style Secrets From Asian Women herbeauty 10 Celebrity Moms Who Look Unbelievably Young herbeauty She Had To Train For 6 Hours A Day To Prepare For The Role herbeauty 9 Facts You’ll Be Surprised To Learn About Peanuts herbeauty 13 Celebs And Their Exotic And Unusual Pets herbeauty 10 Bizarre Things Our Body Goes Through While We Sleep herbeauty 10 Pleasant, But Absolutely Weird-Looking Massage Techniques herbeauty 12 Types Of Guys We Recommend For Each Zodiac Sign herbeauty How To Brake Down His Walls According To His Zodiac Sign herbeauty

0

Carrie Symonds oo ah ra’isal wasaaraha Ingiriiska Mr Boris Johnson saaxiibaddii ayaa dalbatay fiisaha Maraykanka si ay halkaasi u tagto maalmaha soo socda iyada oo qayb ka ah koox arrimaha degaanka ka shaqaysa oo fadhigoodu yahay Maraykanka hase ahaatee dawladda Maraykanka ayaa diiday in ay siiso dal ku galka.

 

Wargeyska Daily Mail oo arrintan wax ka qoray wuxuu sheegay in la rumaysan yahay in sababta loogu diiday dal ku galka Maraykanku tahay in ay Somaliland bookhatay sanadkii 2018. Symonds oo la socotay Nimco Cali oo reer Somaliland ah ayaa sanadkii hore timid Somaliland waxaanay la kulantay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyada oo muddo shan cisho ah joogtay.

Wargeyska ayaa sheegay in ay ra’isal wasaaraha Ingiriiska ee cusub Mr Boris Johnson arrintani waji gabax ku noqotay maaddaama lamaanihiisa loo diiday in ay arrimo shaqo u tagto dalka Maraykanka.

Miss Symonds ayaa Maraykanka ku lahayd kulamo muhiim ah oo la xidhiidha shaqadeeda iyada oo qayb ka ah urur ka shaqeeya badqabka badaha waxaanay halkaasi tagaysay ka hor todobaadka dambe inta aanay ra’isal wasaare Boris Johnson ku wehelin socdaalkiisa Faransiiska ee shirka waddamada G7.

Wargeyska Daily Mail ayaa ku warramaya in aanay arrintan si degdeg ah u faro gelin Karin madaxtooyada Ingiriisku maaddaama aanu Mr Johnson si rasmi ah u guursan Miss Symonds oo ay wali ku wada socdaan lamaane saaxiib ah.

Madaxtooyada Ingiriiska iyo safaaradda Maraykanka ee London ayaan arrintan ka hadal laakiin, ilo diblamaasiyadeed ayaa wargeyska u sheegay in laga shaqaynayo sidii Symonds u tagi lahayd Maraykanka sida qorshaheedu ahaa.