Salaadiinta iyo cuqaashta ka soo jeeda galbeedka somaliland oo iska fogeeyay eedayn loo soo jeediyay shirkada omaar. Madaxdhaqameedkan oo shir jaraaid ku qabtay hargaysa ayaa waxay si cadho leh uga hadleen sheegashada daynta lagu leeyahay omaar oo dhawaan ay ka hadleen dhigooda koofurta hargaysa kuwaasi oo sheeganayay in ay dayn ku leeyihiin

0