Home Wararka Gudoomiye Ciro Oo Saaka Shir Gudoomiyey Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani

Gudoomiye Ciro Oo Saaka Shir Gudoomiyey Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani

0

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha fulinta ee xisbiga oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga ee Hargeysa.

Shirkan oo ah bille waxa maanta lagaga hadlay xaaladda guud ee Somaliland xilligan ku sugan tahay ee dhanka amniga iyo siyaasadda iyo arrimo ku saabsan danaha xisbiga gaar ahaan arrimaha doorashooyinka

Image may contain: one or more people
Image may contain: 5 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 4 people
Image may contain: 1 person, eyeglasses
Image may contain: 1 person, closeup
Image may contain: 1 person, closeup
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting and beard
Image may contain: 1 person