Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa mumnuucay in la qabto mooshinno xilka lagaga qaadaayo maayirada

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa mumnuucay in la qabto mooshinno xilka lagaga qaadaayo maayirada iyo ku-xigeenada magaalooyinka Somaliland ilaa inta doorasho ka dhacayso dalka.

Wasiirku waxa uu ku sababeeyay in xildhibaanada qaar sifo khaldan u maraan xilka qaadista maayirada iyo weliba waddanka oo ku jira ayuu yidhi xaalad Heegan ah oo dhinacyo badan leh.

Sources Xasan Galaydh