Labo Qof oo Ku Dhimatey Qarax Ka dhacay magaalada Muqdisho.

0

Qaraxan ayaa lala beegsaday dhismaha mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta oo ku yaalla meel u dhow isgoyska Black Sea ee Muqdishu.

Qaraxa ayaa dalool weyn ka sameeyey dhsimaha, waxaana la sheegay in labada qof ee dhintay ay goobta ku sugnaayeeen.

Dad goobjoogayaal ah ayaa VOA u sheegay in dhwor qof oo kale ay dhaawacmeen kuwaasi oo dhaawacoodu culus yahay.

Ilaa hadda cidi ma sheegan mas’uuliyadda qaraxa, hase yeeshee waxaa inta badan qarxyada iyo weerarrada argagixisada ka gaysta magaalada ururka Al-Shaba