dilkii weriye Jamaal Khaashuqji. oo Khuburo Qaramada Midoobay ahi dusha ka sartay dhaxal sugaha boqortooyada sucuudiga

0

Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku xeel dheer ilaalinta xuquuqda aadamaha ayaa soo saaray natiijada baaritaan ay ku sameeyeen dilkii weriye Jamaal Khaashuqji.

Warbixin ka kooban boqol bog oo ay soo saareen ayey ugu baaqeen Qaramada Midoobay inay dambi-baadhis ku samayso dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay dilka Jamaal Khaashuqji.