Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

0

Xisbiga Mucaarad ah ee Waddani ayaa shaaciyay in Ciidanka Amaanka Somaliland Saaka Xambsiga U Taxaaben Guddooiyihii Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme .Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Ayaan ilaa hadda ciidanka boolisku cadayn sababta uu u xidhan yahay balse waxa la sheegay in xadhigiisa loo malaynayo inuu daba socod maqaal uu shalay warbaahinta ku baahiyay kaas oo uu ku dhaliilayo madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi talaabadda uu bandooga ugu soo rogay gobolka sanaag.