Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland oo Difaacay Golayaasha Degaanka ,Meeshana ka saaray Kala Dirid

0

Garyaqaanka Guud ee Somaliland Cabdisamaad Cumar Maal ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Somaliland aaney ku darin xeerka ismaamulka gobalada iyo degmooyinka dalka qodobka sheegaya in xildhibaanku aanu xasanad laheyn , balse qodobkaas ay ku darsadeen guddi hoosaadka arimaha gudaha oo xeerkan uu sii maray