Baanka BCIMR Oo Ka Hadlay Dacwad Udhaxaysa Ganacsade Ina Geele Arab Iyo Sida Ay Somaliland Ugu Soo Gudubtay!

0

Baniga Caalamiga ee BCIMR Oo xarumo kala duwana ku leh wadamo fara badan oo kamida caalamka oo somalilandna kamid tahay ayaa markii uhoraysa ka hadlay dacwad udhaxaysa shirkada Ganacsade Axmed Cismaan Geele oo maalmihii Udanbeeyay Hadal haynteedu guux badan ka abuurtay somaliland .War saxafadeed kasoo baxay xxarunta baanku uu lu leeyahay dalka jabuuti ayaa lagu faah faahiyay dacwada udhaxaysa ganacsade ina geele arab iyo Bangiga iyo sida ay somaliland ugu soo gudubtay.