Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ka qeyb galay xuska 40 guurada xisbiga talada dalka Jabuuti haya ee RPP

0