Siyaasiga Halka Adag ee Maxamed Nuur caraale Duur oo badheedhihiisa sida uu u taageersan yahay madxawyne muuse biixi soo dhigay bartiisa facebook

0

Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa taageero u muujiyey madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.

Siyaasi Duur ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay inuu taageersan yahay guulaha uu madaxweyne Muuse Biixi gaadhay mudadii uu talada dalka hayey.

Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa qoraalkiisa ku yidhi “Aniga iyo masuuliyiinta kale ee qaranku waxaanu ka qayb galnay xaflada dhagax dhiga Berbera corridor. Waan ku faraxsanahay guulaha Madaxwayne Muuse Biixi.”

Siyaasi Duur ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lala xidhiidhiyaa inuu u dhaw yahay madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa, isaga oo naawilaya in xil