Gudoomiyaha Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland Oo Sheegay In Dalka Laga Saarayo 113 Dhakhtar Ajinabiya Iyo Sababta

0

Gudoomiyaha Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland Oo Sheegay In Dalka Laga Saarayo 113 Dhakhtar Ajinabiya Oo Dalka Sharci Daro Iyo Shahaadooyin Been Abuura Kaga Shaqaysta.

Waxaanu Yidhi”

 

“Dhammaan dhakhaatiirta ajaanibta ah waa laga saarayaa dalka waxana la hubinayaa shahaadooyinkooda intaanay dalka soo gelin wixii raba inay dalka ku soo laabtaan.
‘113 dhakhtar oo sharcigu ka dhacay ayaa dalka jooga maanta waana la saarayaa’
Axmed Xaashi Oday Gudoomiyaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka Axmed Xaashi Oday ayaa Sidaa Warbaahinta Usheegay