Laba xisbi doorasho ma qaban karaan waa waxaan caqliga Gali Karin ,Xildhibaan Siciid cartan

0

Laba xisbi doorasho ma qaban karaan waa waxaan caqliga Gali Karin umaddana aan lagu jah wareerinin manaa ah macquul waxaana weeyaan waxaana waxba ka jirin,waxaanan odhan lahaa saddexda xisbi qaran miiska wadda fadhiistaan oo iyagaLaba xisbi doorasho ma qaban karaan waa waxaan caqliga Gali Karin umaddana aan lagu jah wareerinin manaa ah macquul waxaana weeyaan waxaana waxba ka jirin,waxaanan odhan lahaa saddexda xisbi qaran miiska wadda fadhiistaan oo iyagaayaa arin ka go’aaye ay go’aan ka gadhaan hadii lakala dirayo iyo hadii ay sii shaqaynayaanba gudida doorashooyinku.Sidaas ayaa uu yidhi isaga oo la hadlayay Saabtv

Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan ayaa dhinaca kale sheegay inaanay suurto gali Karin in madaxwaynaha somaliland uu jabiyo qodobo dastuuri ah isaga oo doonaya inuu kala diro golayaasha deegaanka.

“Madaxwaynahu majabin karo qodobo dastuuri ah ama qodobo xeer jideeyay markaas waynu maqlaynaa inaan warqadda lagu sheegayo dibu dhaca lagu soo darin golayaasha deegaanka markaas waynu eegi doonaan bal halka ay wax maraan markaas ayaynu ka jawaabi doonaa ileen imika warka suuqa ayaynu maqlaynaaye.