Farmaajo oo Eryay Ergaygii qaramada Midoobay u fadhiyay xamar Kuna Qoonsaday

0

Dawlada Xamar  ayaa waxaa ay maanta xoghayaha guud ee qaramada midoobay u dirtay dacwad ka dhan ah wakiilla Somaliya ee qaramada Nicklas Haysom.

Xukuumada xamar  waxaa ay sheegtay in dalkeeda aanu wakiilkani ka shaqeyn karin kadib markii ay ku eedeysay in siyaasada arimaha gudaha dalka uu soo faro galiyey .

Maalintii shalay ayey aheyd kadib markii danjire Nicklas Haysom uu sharci daro ku tilmaamay xadhiga sh Mukhtaar Roobow .

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafeedka Dawladu Soo Saartay