Waxaa la gaadhay Xiligii Qiimaha laydhka Berbera laga dhigi Lahaa 0.3 Doolar, Wa balan Qaadkii aay sameeyeen

0

sanadkii 2015 kii ayaay ahayd markii xukuumadii axmed maxamed maxamuud Siilaanyo aay ku wareejisay warshada laydhka ee berbera shirkad mdaxbanan  inkastoo waqtigaa bulshada  rayidka ahi aay  ka biyo diieen in goobaha muhiimka ah ee dawladu leedahay aay u gacan gasho  shirkadaha madaxa banan  dadka ayaan ka baqo qabay in qiimaha lagu kordhin doono laakiin taasi may dhicin  ee cagsigeeda ayaaa timid oo qiimihii ayaa laga jabiyay dadka,

Sanadkii  2015 Shirkadii la wareegtay  Laydhka Berbera waxay qimihii ka dhigtay 0.7

sanadkii ku xigayna eee2016  qiimihii waxaay ka dhigeen  0.5 halkii unit

Hadba balan Qaadkoodu wuxuu ahaa in sanadka 2019 aay ka dhigi doonaan qiimaha laydhka berbera 0.3 sida ku cad boodhkooda oo aay xiligaa ku xardheen qorshohooda mustaqbalka,

Calaa kuli Xaal waxa looga fadhiyaa Masuuliyiinta shirkada  Korantada Berbera in aay fuliyaan balan qaadkoodii ahaa qiimo dhimista sanadka cusub ee 2019,