Dawlada xamar oo Ruqsadii kala Noqtay NGO ga sahan iyadoo ka Urisay aas aas kiisii hor oo Lagu Unkay Somaliland

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba dalka ka mamnuucday Shirkadda Cilmi Baadhista ee Sahan kaddib markii sida laga sheegay lagu helay falal lid ku ah amniga Somalia.

Shirkaddan waxaa aasaase iyo masuul ka ah Matt Bryden oo hore uga tirsanaa kooxda Kormeerayaasha QM ee Soomaaliya,Kana mid ahaa Aasaasayashii Akademiyada Nabada & Horumarinta Somaliland (APD),Madaxna ka noqday,Mudo dheerna deganaa Somaliland,Xididna la ah.Â