Daawo , Gabadha sadex sano tagsiile ka Ahayd Hargaysa oo ka Sheekaysay waxyaabihii aay la kulantay

0

Samsam Xassan Aadan waa haweenay magaalada Hargeysa kaga dhex shaqeysata baabuurka loo yaqaano VITS ama Dukhaan kaas oo dadku ay kireystaan waxaana ay ka waran tahay waxbaaha ku kalifay iyo caqabadaha ay kala kulanto bulshada