Qormo Faa’ido Badan. Baro Wadamda Aduunkee Aadanuhu Aalaaba Isku Khaldo.

0

Guud Ahaan Waxaa Jira Wadamo Magac Ahaan Is shabaha Oo Isu Dhawaq dhow’ Xaga Qoraalkana Qaarkood Aad isugu sii Eeg-yihiin’ xataa Dadka Aqoonta leh ee dawladahaas yaqaanaa ay Isku Khaldaan Badanaa Magacyada Wadamadaasi

Tusaale: Madaxweyne D. j Trump Ayaa Mar Uu Ka hadlayay Dal kamida Wadamada Afrika yidhi Wadanka Nambia’ Maaha Dal- jira Nambia’ Ee waa Uu ku khaladmay Isagoo Kala saari waayey gambia ?? zambia ?? ama namibia ??
U jeedkiisuna Ahaa Gambia ?? inuu Sheego.

2011-kii Waxa Uu ahaa Sanadkii Ugu Khaladka badnaa dhanka Duulimaadyada Warbixino ay Soo saareen Shariikaadka duulimaadyadu Waxay sheegeen Inay 2200- Oo Dalxiisayaal ah’ Una kala dhashay Dalalka Canada ?? Britain ?? france ??, Ay Goosteen Tigidho Khaldan
Dababdeedna Dalxiis Ay Ku tegi lahaayeen Wadamadan Ay iskaga Khaldmeen, Sida Niger ??, Zambia ??, Gambia ??, Nigeria ??.

Waxaa jira sidoo kale Kumanaan Qof Oo Sanadkiiba Duulimaadyo Khaldan U raaca Wadamadaasi Isku magaca ah’ iyagoo ku Khaldama’ Dawladahaasi isku Magaca dhow Qaarkoodna Magaca-Ay wadaagaanba.

1- Ghana- Guyana- French Guiana.

—Ghana ?? Oo ku taal Galbeedka Qaarada Afrika, iyo Guyana ?? Oo ku Taal koonfurta America iyo sidoo kale French Guiana ?? oo ku taala waqooyiga Afrika.

2- Samoa- America Samoa.

— Samoa ?? iyo America Samoa oo ah’ Deegaan jasiiradeed ku yaala America .

3- Slovakia- Slovenia

— slovakia ?? oo ku Taal badhtamaha yurub iyo Dalka slovenia ?? Oo kamida wadama Balkan’ska labada Dalba waxay xuduud la leehiyiin Dalka hungary ??

4- Australia – Austria.

— Dalka Austria ee dhaca yurub ?? iyo Dalka Australia ?? ee dhaca Qaarada Australia

5- Guinea -Equatorial Guinea – papua new guinea.

— Guinea ?? oo ku yaal Galbeedka Afrika iyo equatorial guinea ?? oo ku yaal badhtamaha Afrika iyo sidoo kale guinea bissau oo ku taal Galbeedka afrika Dhamaantood waxay ku yaalaan afrika Waxaanay Kala dhacaan galbeedka iyo badhtamaha afrika. halka papua new guinea ?? Ay ku taal qaarada Australia, Hadaba Guud ahaantood Waa Wadamo Aad laysugu Khaldo.

6- Dominica – Dominican

— dominica ?? oo ku yaal Karibiyaanka “caribbean” dominican republic ??waana labo wadan oo jasiirado ah.

7- Uruguay – Paraguay.

— Uruguay ?? iyo paraguay ?? waa labo wadan oo dhaca koofurta America.

8- Niger – Nigeria.

— Niger ?? iyo Dalka Nigeria ?? Labada wadanba Waxay ku yaalaan afrika waxaana loogu magac daray webiga niger.

9- Romania – Armenia.

— Romania ?? Oo deris la ah’ hungary ??, Iyo Armenia ?? Oo deris la ah’ Turkey ??.

10- Zambia -Gambia.

— Zambia ?? iyo Gambia ?? Oo Africa Ku yaala.

11- Czech – Chechnya.

— Czech Oo Ku Taal badhtamaha yurub, Iyo chechnya Oo Ka Tirsan Dhul-weynaha Russia ??.

12- American Virgin – British virgin.

— American virgin iyo British virgin Oo Ah’ Laba Jasiiradood.

13- Mauritania – Mauritius.

— Mauritania ??Oo Ku Taal waqooyiga afrika, Iyo Mauritius ?? Oo ah’ jasiirad ku taal badweynta india ??.

14- Switzerland – Swaziland.

— switzerland ?? Oo Ku taal Yurub, iyo swaziland ?? Oo ku taal, Africa.

15- Tajikistan – Uzbekistan- Kazakhstan- Turkmenistan- Kyrgyztan- pakistan- Afghanistan.

— tajikistan ?? , uzbekistan ??, kazakhstan ?? , turkmenistan ?? , kyrgyztan, dhamaantood waxay Ahaayeen wadamo ka tirsanaajirey midowgii soviet, halka afghanistan ?? iyo pakistan ?? ay yihiin wadomo Madax banaan Oo Gooni ah.

16- DRC-Congo- RC Congo.

— DRC-Congo iyo RC-Congo
Oo ku yaal Qaarada Africa.

17- Monaco- Morocco.

— Monaco ?? Oo ku taala Yurub iyo Morocco ?? oo Ku taal Waqooyiga Afrika.

18- Taiwan- Thailand.

— Taiwan ?? Oo ku taal Bariga China ?? 180-KM Keliya U jirta China, iyo Thailand ?? oo ku taal koonfurta Qaarada Asia .

19- Iceland – Ireland.

— Iceland ?? Oo ah waqooyiha Yurub “ Nordic Island Nation” iyo Ireland ??oo Kamida Great Britain ??.

20- Iraq- Iran.

— Iraq ?? oo ku taal Waqooyiga Asia iyo Iran ?? oo Ku Taala Bariga Dhexe.

21- Liberia – Libya.

— Liberia ?? iyo Libya ?? oo ku yaala qaarada afrika.

22- Barbados – Barbuda.

— Barbados ?? oo ah “Country in the Caribbean” iyo Barbuda oo ah iyaduna Caribbeanka’ Ahna Jasiirada Labaad Ee Ugu Weyn “Nation Island Caribbean”

23- Grenada -Grenadines.

— Grenada ?? oo Dal Kamida Caribeanka iyo Grenadines,oo iyaduna Kamida Jasiiradaha Sil-siladaha ah’ ee Caribbeanka

24- Colombia- Cambodia.

— Colombia ?? Oo Ku taal Koonfurta Amrica iyo Cambodia ?? oo ku taal koonfur bari Asia.

25- Bahamas- Bahrain.

— Bahamas ?? oo Ku taal Caribbeanka
iyo Bahrain ?? oo ku taal bariga dhexe.

26- Brunei- Burundi.

— Brunei ?? oo ku taal Jasiiradaha Bada Loo yaqaan “South China Sea” kuna Xeeran Malaysia ?? iyo Burundi ?? oo ku taal Bariga africa.

27- Comoros- Cameroon.

— Comoros ?? oo ku taal bariga africa iyo Cameroon ??oo ku taal afrikada Dhexeda.

28- Estonia – Ethiopia.

— Estonia ?? Oo kutaal waqooyiga yurub xadna la leh Bada baltic iyo Gacanka finland ?? iyo Ethiopia ?? oo ku taal Bariga afrika gaar ahaan geeska afrika.

29- Togo- Tonga.

— Togo ?? oo ku yaala waqooyiga Afrika iyo Tonga ?? oo ku taala Oceania kana mida boqortooyada Polynesia.

30- Zimbabwe – Zambia -Gambia.

— Zimbabwe ?? oo ku yaal koonfurta afrika iyo Zambia ?? oo ku taal Bariga afrika
Gambia ?? Oo ku taal Afrika.

31- Mexico -Micronesia.

— Mexico ?? Oo ku taala koonfurta america iyo Micronesia ?? oo ku taala Oceania kana kooban kumanaan jasiiradood oo ku yaala Bada Pacific’ka.

32- Madagascar -Macedonia.

— Madagascar ?? oo ah jasiirada ugu weyn oo ee ku taala xeebta bariga afrika iyo Macedonia ?? Oo kamida wadamada Lagu magacaabo Balkans’ka, Waxaanay dhacdaa koonfur bari yurub .

33- Lesotho – Laos.

— Lesotho ?? oo ku taal Koonfurta Afrika iyo Laos ?? oo ku taala koonfur bari Asia.

34- Andorra – Angola.

— Andorra ?? oo ku Taala Yurub una dhexeeya spain ?? iyo France ?? iyo Angola ??ku taala afrikada dhexe.

35- Somalia- Samoa- Suriname.

— Somalia ?? oo ku taal bariga afrika gaar ahaan geeska afrika iyo Samoa ?? oo ku taal oceania iyo suriname ?? Dalkan oo ku yaala xeebaha Waqooyi bari Ee Koonfurta america.

Waxaa Qoray Oo Diyaariyey: Fadxi Garaad Ciise.

Cont: 63-4001631
facebook: Fadxi Greenford