Daawo, Maaaha in dadku ku Coloobo Doorasho Dhacday, Waligayba Roog cas Ayaa la ii dhigaa oodwayne waanan ku Faraxsnahay, maadxawyne Muuse Biixi oo Booqday Gobolka daad Madheedh

0

Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaadhey magaalada Oodweyne halkaas oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey .

Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabka reer Oodweyne waxaana uu sheegay in uu oodweyne iyo deeganada ku dhaw dhaw ku bixin doono mashaariic bixi doonto lacag ka badan 3 Milyan oo Dollar