Aduunka taariikh Ayuunbaa ka hadha, Raga Faro  Ku Tiriska ah ee Kasii Nool Geesiyaashii dalkan Xoreeyay Ayaa waxay Marti qaad  u Sameeyeen Halyay+ Geesi+ Deeqsi + Ganacsade+Mujaahid Idiris Cismaan

0

Aduunka taariikh Ayuunbaa ka hadha, Raga Faro  Ku Tiriska ah ee Kasii Nool Geesiyaashii dalkan Xoreeyay Ayaa waxay Marti qaad  u Sameeyeen Halyay+ Geesi+ Deeqsi + Ganacsade+Mujaahid Idiris Cismaan oo ku Suntanaa  Safiirkii SNM ee Dalka Kenya Waqtigii halgankiii Adkaa aay ku Jireen dadka Reer Somaliland sidii aay dalkooda ugu  kicin lahaayeen  taliyihii miltariga  ahaa  ee siyaad bare,

Idiris Cismaan  Wuxuu ahaa Nin ganacsade ah oo Deganaa dalka Kenya khaasatan Nirobi  waxaanu si aan gabasho lahayn uu  gacan usiin jiray ururkii SNM , waxaanu ku caan baxay Deeqsinimo iyo Geesinimo waayo waxaa taariikhdu qortay  in taliyihii Siyaad bare ka Codsaday Madxawaynihii Danial Arab Moy in uu Ninkaa usoo Mustaafuryi Soomaaliya si uu u Dilo  waxaanu ku eedeeyay in uu yahay Cadowgiisa kowaad intaa kabacdi Madaxawynihii Kenya wuu xidhay ganacsdae Idiris  waxaanu u Diyaariyay in uu u mustaafuriyo Xamar  laakiin  dedaal badan  oo aay sameeyeen masuuliyiintii SNM iyo Mujtamacii Reer Kenya ee kasoo Jeeday Somaliland  ayaa sababay in loo Mustaafiryo dalka Ehtiopia  lagana dejiyo isgaoo katiinadaysan magaalada addis ababa  taas usaamaxday in uu halaganka halkii kasii wado inakstoo wixii uu hanti lahaa  iyo ganacsigiisiiba la baabi,iayay oo  dawladiikenya  ee xiligaa talinaysay   aay albaababda isugu dhufatay,

Idaacada BBC ,da Ayaa La Sheegay in aay siwayn u qaadaa dhigi jirtay maalmihii adkaa ee  uu xabsiga ku jiray ganacsade aIdiris  taasina ay ka qaybqaadatay in caalamku ku baraarugo tacadiyada insaanka ka baxsan ee uu ku kacayay taliyihii miltariga ee ee siyaad bare

Nasiib wanaag Maanta  Illahay Ayaa Nolo Kusoo simay dalkiisii oo Xora laakiin  waxaa la Is waydiinayaa Yaa Abaalkiisa u Og oo Gudi kara ,ALLAAH,

Diyaariye wariye Yaasiin Jaamac Cali