Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatey madax dhaqameedkii beelihii ku dagaalamay deeganka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood oo uu gogol nabadeed u dhigay magaalada Jig jiga
Madaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu guul daro siyaasadeed ku tilmaamay in dagaalka Dhumay uu soo noq noqdo isla markaana uu soo jiitamo muddo intaas leeg