Deg Deg :- Taliyihii Sirdoonka Itoobiya Oo Xabsiga La Dhigay + [ Sababta

0

Deg Deg :- Taliyihii Sirdoonka Itoobiya Oo Xabsiga La Dhigay + [ Sababta

Dawlaad Itoobiya ayaa waxaa ay maanta xabsiga dhigtay Taliyihii hore ee Sirdoonka dalka Itoobiya .

Sababta loo xidhay Sarkaal kan ayaa saraakiisha dawlada Itoobiya sheegen arimo musuq maasuq iyo tacadiyo ka dhan ah xaquuq iinsanka

Tan iyo maalintii Isniintii waxaa ay  Dawlada Itoobiya  Xabsiga Dhigtay in ka badan 60 Sarkaal oo ka tirsan  Ciidanka  Sirdoonka iyo ciidanka Boolisku

xigasho ilays news