Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Duuliye Sare Mudane Rodol ayaa waxaa uu wareegto uu soo saarey xilkii kaga qaadey maamulihii madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf .

0

Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Duuliye Sare Mudane Rodol ayaa waxaa uu wareegto uu soo saarey xilkii kaga qaadey maamulihii madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf .

Mareeyaha ayaa waxaa uu u magacaabey maamulaha cusub ee madaarka Hargeysa Maxamed Xussen Jaamac Ubaxle , waxaana uu hore masuulkani u ahaa maamule ku xigeenkii Madaarka Hargeysa

Sidoo Kale Maamulihii hore ee madaarka Hargeysa ayaa waxa loo bedelay Madaarka Berbera , kaas oo aan hada shaqeyn isla markaana dawlada Imaaraadku ay saldhig ka dhiganeyso