Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Kormeeray xaalada Shaqo ee baanka Berbera

0

Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali jaamac Ibraahin Baqdaadi  ayaa kormeer  maamul ku yimid berbera  waxaaanu kulamo la yeeshy Masuuliyiinta baanka dhexe ee berbera,

Gudoomiye Baqdaadi ayaa  ku wargaliaya  shaqaalaha bangiga berbera in isbedel  shaqada la xidhiidha oo dhanka tiknoolijiyada casriga ah  lagsuu kordhin doono  xirfada shaqo ee bangiga,

sidoooo kalena  intuu ku guda jiray kormeerkiisa wuxuu sheegay in dayactir baladhan aay ku samayndoonaan  bangiyada Somaliland  qaarkood oo kan beriberi ugu horeeyo sababtoo ah  ayuu yidhi bangiga berbera mudo dheer wax dayac tir ah laguma samayn

Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland  ayaa  booqasahadiisan waxaa ku wehelinaya saraakiil  sare oo baananka ah  kormeerkana a waxaay ku tagi doonaan  bangiyada gobolada bari ee soomaaliland halka uu meelaha qaarkoodna uu ka dhgaxa dhigi doono bangiyo cusub,

Hadaba intii xilkan  uu  ahayay gudoomiyaha bangiga dhexe ee Somaliland cali jaamac ibraahin Baqdaadi  dadaal badan oo uu ku bixiyay dibu habaynta bangiyada Somaliland  wuxuu ku guulaystay  xakamayanta  sarifkii lacagta  oo meel fadhiistay inkastoo caqabado badani  kazoo waajaheen waayo  dhaqdhaqaaqa lacagta  iyo isku bedelkoodawaxaa gacanta ku haya ganacsato waawayn oo sariflyaal  ah  Dabcana waxaa Meesha ka Baxday Lacagtii Lasoo daabici Jiray oo Keeni Jirtay Sixir Bararka,