Deg Deg Maydkii Wariye Kashooqi oo qayb ka Mida Laga Dhex Helay Beerta Qsulkii Sacuudiga ee Fadhiyay stanbul

0

Qayb ka mid ah maydka Wariye Jamaal Khashoggi oo dhawaan lagu dhex dilay Safaaradda ay Saudi Arabia ku leedahay Magaaladda Istanbul ee carriga Dalka Turkiga ayaa laga helay beerta ku taala Guriga Qusulka Saudiga.

Warkan oo lagu baahiyay Telefishanka Sky ayaa sheegaya in maydka wariyahaas oo in badan lagu raacdadiisa lagu jiray ugu danbayn qayb ka mid ah laga helay beerta guriga qusulka.

Maydka wariyaha ayaa markii la dilay waxa loo jarjaray qurub qurub si aanay markaasi cidiba u arag.

Dawladda Sacuudiga ayaa markii hore dafirtay in ay dishay wariyahaasi, hasayeeshee markii danbe waxa ay qirteen in uu dhintay ka dib markii uu dagaal ku dhex maray koox kale isla qusuliyadda.