Wasiirka Caafimaad oo Daaddajiyay maamulkii ku Urur sanaa Xafiiskiisa

0

Waxa maanta oo ay Bisha October tahay 1 dhaqan galaysa Digreeto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland, taasoo  sumadeedu ahayd MOHD/M:1/235/2018, soona baxday 23/09/2018, isla markaana ay ujeedadu ahayd Maamul daadajin lagu sameeyay awoodii dhinacyda magacaabista ee wasaaradaha heer gobol iyo degmo, waxana Digreetada lagu iftiimiyay in magacaabistii hawlwadeenada caafimaadka ee heer degmo la hoos geeyay gobolada ay ka tirsan yihiin.

Degreetadan ayaana u dhignayd sidan