Cumar cabdirashiid oo shaaciyay in uu isku sharixi doono maadxwaynaha butland

0

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Musharax Madaxweyne Ee Putland

Asalaamu Calaykum Waraxmah Dhamaan ….

Waxaan Rabaa Caawa inaan Gaari Goaankayga Koowaad ee LA xiriira Musharaxnimada Hogaanka 2019 ee Puntland ka dhici doontaa haddii Allaah Idmo oo na gaarsiiyo ,ilaahayna Guud ahaan Xasilooni haku dhameeyo hardankaas soo socda.

Walaalayaal ,

√ Kadib markaan dhagaystay si muglehna u darsay Talada Cuqaasha Guud ahaan Puntland ….

√ Kadib Markaan tixgeliyay oo qiimeeyey Fikirka aqoonyahanka , Waxgaradka , Saladiinta , Haweenka , dhalinyarada iyo Guud ahaan bulshada qaybaheeda kale .

√ Kadib markaan Qiimeeyey, Xog raadin guudna ka sameeyey Xaalka Amaanka, Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Arimaha Bulshada ee Puntland Ku sugantahay.

√ Markaan eegay In Puntland Maanta u baahantahay dib u hashiin dhexdooda ah Iyo wada noolaanshaha Bulshooyinka Dariska La’ah isla markaasna LA wada hadalsiiyo Cidii khilaaf gudaha ah ka dhexeeyo.

Arimahaas iyo kuwo kaloo badan kadib ayaa waxaa igu dhalatay inaan Isku dayo Hardanka Dalka ka dhici doona Sanadka soo socda horaantiisa ,Sidoo kale Xaalka Maanta Puntland marayso oo Aan is iri maahan meeshii hayeenkeedu ahaa kadib ayaa waxaa ii muuqatay in Puntland ta berri La rabaa ay tahay Puntland Nabad ah , Xasiloon, Xudoodo leh , dhaqaale isku filan leh isla markaasna Kushaqaysa Siyaasad Wanaag aan lahayn Cadow Hor istaaga Midnimada Soomaaliya Guud Ahaanteed.

Mahadsanid, Omar Abdurashid Ali Sharmake

Omar Abdurashid Ali SharmakeRaac

Asalaamu Calaykum Waraxmah Dhamaan ….

Waxaan Rabaa Caawa inaan Gaari Goaankayga Koowaad ee LA xiriira Musharaxnimada Hogaanka 2019 ee Puntland ka dhici doonta