DAWO Televishan Imaaradka ah oo waraysi Dhinacyo Badn la yeeshay wasiirka ganacsiga Somaliland

0

Telefishanka dalka Imaaraadka ayaa waxa uu wareysi la yeeshay wasiirka wasaaarada Ganacsiga Somaliland waxaana uu wasiirku sheegay in Imaaradka iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo ganacsi Taarikhi ah isla markaana isla markaana iminka ay Somaliland iyo Imaaraadku ay kala saxeexdeen heshiis lagu horumarinaayo dekada Berbera taasina ay cadeyn u tahay halka uu maraayo xidhiidhka gacansi ee labada dal