Daawo Dhegayso, Wariye Axmed Siciid Cige oo War ka Diray 1978 Markii Xadhiga Laga jaray wadada u Dhaxaysa burco iyo beledwayn oo aay dhiseen dalka china 40 sano kahor

0

Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka uu shiinuhu mashaariicda waaweyn ka fuliyey, waxaana ka mid ah dhismaha waddooyin isku xirdha Beledweyne iyo Burco, taasoo dhererkeedu dhan yahay 967 KM.

Mashruucaas oo uu shiinuhu ugu deeqay Soomaaliya waxaa ku baxay 527,550,000 oo shilinka Soomaaliga ah, waxaana la soo gabagabeeyey bishii March 1978 halka la bilabay dhismaha wadadaas bishii July Sanadkii 1973.

Ra’iisul wasaare ku xigeenkii Shiinaha ee xilligaas ayaa xadhigga ka jartay mashruuca, waxaana tabinayey wariye Axmed Siciid Cige oo markaas laga soo beddelay Raadiyo Muqdisho oo Waftigaasna La Socday

 

HOOS KA DAAWO