0

Mudo bila ayaa kasoo wareegaty markii madaxwayne muuse biixi uu qaatay go,aan  aay soo dhaweeyeen shacabka somaliland kaas o ahaa dib usoo celinti ilaha dhaqaalaha ee gacanta u galay  shirkadaha gaarka loo leeyahay,

Haamaha shidaalka berbera ayaa kamid ahaa Ilaha Dhaqaalaha ee gacnat dawlada Dib Loogusoo Celiyay laakiin  Illaa iminka waxaa gacanta ku haya  Maamulkii Shirkadaha ee Laga Kireeyay,

Xukuumada oo isku dayday in Go,aanka madaxwayanah la fuliyo ayaan wali hirgalin hadaba maanta ayaay shir jaraa,id qabteen masuuliyiintii shirkadaasi waxaanay ku xidheen shuruud wareejinya haamaha  shidaalka berbera

 

HOOS KA DAAWO