Deg Deg,war,Cabdikariin Qalbi Dhagax oo Xil sare Looga Magacaabay Dawlada Somali State Ethioipa

0

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Cumar ayaa markii ugu horeysay xil sare u magacaabay Cabdikariin Muuse oo loo yaqaano Qalbi Dhagax.

Xilka uu u magacaabay Madaxweynuhu ayaa ah taliyaha Ciidamada Asluubta ee Deegaanka Soomaalida, Waxaana uu xilkaasi u magacaabay goor dhaweyd.

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa dhawaan markii uu isbedelku ka dhacay Dalka Ethiopia laga soo daayay Xabsi uu ku jiray, waxaana uu hadda ku sugan Yahay wadanka Kenya oo uu reerkiisu degan yahay.

Hore waxa uu uga tirsanaan Jiray garabkii Hubaysnaa ee Jahda ONLF oo ka dagaalami jirtay Deegaanka Soomawarbaahinta ka sheegay in uu ka shaqayn doono wax kasta oo shacabka soomaalida ah isku soo dhaweynaya.alida Ethiopia, hasayeeshee markii la soo daayay waxa uuÂ