Waa Mucjiso in Soomaalidu Dhex gasho labadan wadan waayo wax shaqo ah kuma alaha dagaalka Siyaasadeed ee Labadn wadan Dhexmartay, Khabiir wardheere

0

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa qaatay mowqif taageero oo ay ku taageerayaan Sacuudiga, khilaafka kala dhaxeeya Canada.

Khabiir ka faalooda Arimaha siyaasda Geeska afrika iyo Caalamkaba Cabdiqafaar Cabdi Wrdheere Aya Ku Tilmaamay Tageerada Deg Dega ah ee dawlada xamar  ee uu Madaxda u yahay farmaajo aay Ku Taageertay  dalka sacuudiga mid indho la, aan ah , Khabiirkan Ayaa Sidoo kale wuxuu Iftiimyay Khilaafka labada wadan ee Kanada iyo sacuudigu in aanu ahayn mid sahlan, Waxaanu Sheegay  In Soomaaldu aay Labada wadanba wax awayni ka Dhexeeyo oo aa dano badani kaga xidhan yihiin lanada dalba sidaa laajigeed  may ahayn in  tageero indho la,aan ah la muujiyo,

khabiir waredheere  Wuxuu ku Tilmaamay  siyasada dawlada farmaajo Mid aan Hubsoomo lahayn  ooo jar iska xoora,