Agasimihii Guud ee wasaarada warfaafinta Somaliland oo Ka Hadlay Xilkii laga Qaaday

0

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland Cali Caliyoow oo goor dhaweyd uun xilkaasi laga qaaday ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dareenkiisa.

waxa uu soo dhaweeyay xil ka qaadista lagu sameeyay waxaanu xusay in aanay wax dhibaato ahi ku jirin, xilka qaadistaasi lagu sameeyay.

war qoraal ah oo uu soo dhigay bogga uu ku leeyahay facebookga ayaa waxa uu ku yidhi