Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xoghayaha guud ee qaramada midoobay u diray warqad ka dhan ah wakiilka u qaabilsan somaliland iyo soomaaliya ee Michael Keating.

0

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xoghayaha guud ee qaramada midoobay u diray warqad ka dhan ah wakiilka u qaabilsan somaliland iyo soomaaliya ee Michael Keating.Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dhambaalkan diray 18/06/2018 ayaa ku sheegay in warbixin uu Michael Keating gaadhsiiyey xoghayaha guud ee qaramada midoobay ay tahay mid aan dheeli tirnayn isla markaana gudbinaysa warbixin dhinac ka raran.