Cajiib ,Tariikhda casriga ah Gabdhii Labaad oo Iyadoo Hogaamiye dal ah Dhashay Ilmo yar,

0

Gabadha raysalwasaaraha ka ah dalka yar ee New zealnad mss Jacinda  oo  Ilma yar Ku dhashay Cisbitaal dalkaasi Ku Yaala,

Taariikhda wa gabadhii abaad ee caalamka Iyadoo Hogaaminyasa wadan  Ilmo dhasha,

waxaaana Wararku Sheegeen in aay Lix wiig fasax ahaandoonto,

Ilmahan Ayaa ah kii Kowaad ee aay dhasho waa gabadh,,

Sidala Sheegayna  waxay tidhi wa ku farxsanahay in aan dhalo Ilamahaygii Kowaad , oo aan Hooyo Noqdo,

xilka shaqada ayaay kusii wareejisay ku xigeenkeediin Winston Peters.